Golaha Dhexe ee Xisbiga kulmiye ayaa gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbigaasi u doortay Cabdicasiis Maxamed Samaale.