Golaha wakiilada Jamhuuriyada Somaliland kalfadhigii 43aad waxa ya ku taageereen heshiiska labada dawladood ee Somaliland Iyo Taiwan.
Dhanka kale waxa uu goluhu uga mahadnaqay dawlada Markaynka taageerada uu siiyay heshiiska Taiwan iyo Somaliland