Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in Doorashooyinka isku-sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Degaanka ay ku qaban karaan muddo 9 bilood ah

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in Doorashooyinka isku-sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Degaanka ay ku qaban karaan muddo 9 bilood ah.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeed ka soo baxay guddida: