Guddoomiyaha Komishanka Gobolka waxa uu ka dadafeeyey eedaymo komishanka loo jeediyey, sidoo kale wuxu dhalliilay Badhasaabka Gobolka Awdal iyo Maayarka Boorama

 

Guddoomiyaha Komishanka Gobolka Adwal Maxamuud Faarax Sidci waxa uu ka dadafeeyey eedaymo komishanka loo jeediyey oo keenay ay dadweynaha Gobolku ku jah wareereen raadinta kaadhkoodu halka uu yaalo, taasi oo ay sababtay goobo la kordhiyey oo ay sheegeen kooxo wasiiro ah, Xildhibaano, Maayarka Boorama iyo Guddoomiyaha Gobolka Awdal eedaasi wuxu ku eedeeyey in ay kicinayaan dadweynaha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan:

bandhige@gmail.com