Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe waxa uu maanta si rasmi ah ugu dhowaaqayย in uu yahay musharax oo uu tartamayo mar saddexaas, inkasta oo uu xisbiga UCID musharax uu ka ahaa Jamaal Cali Xuseen oo ay muran ka dhexeeyo isaga iyo Guddoomiyaha.
Guddoomiyaha Faysal waxa uu ka hadlayey xaflada furitaanka jaamacada International Horn University ka jirta dalka Itoobiya, balse maanta ka furatay laan Hargeysa.
Sidoo kale waxa uu Guddoomiye Faysal sheegay in xisbiyada qaar ku ololaynayaa qabyaalad.
Halkan hooase kaa muuqaalkan warkan: