Guddoomiyaha UCID wuxu sheegay in bulshada lagu dhibo xuduuda Somaliland la wadaagto Itoobiya ee Wajaale

 

Guddoomiyaha UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu shir-jaraa’id ku qabtay xafiiska ayaa wuxuu kaga hadlay dhowr arrimood ay ka mid tahay in bulshada lagu dhibo xuduuda Somaliland la wadaagto Itoobiya ee Wajaale iyo Jabuuti.

Halkan hoose ka daawo warkan oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com