Guddoomye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiillada JSL, Wasiirka diinta iyo awqaafta iyo masuuliyiin kale ayaa abaalmarinno guddoonsiiyay arday dhammaysatay qur’aanka kariim ka ah, oo ay munaasibad u qabatay mu’asasada Aflax