Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka JSL, Mudane Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif), ayaa xafiiskiisa ku qaabiley hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qoxoontiga ee UNHCR.

Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka JSL, Mudane Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif), ayaa xafiiskiisa ku qaabiley hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qoxoontiga ee UNHCR

Kulankan ayaa intii uu socday lagaga wada hadlay arrimaha qaxoontiga iyo qorshaha sannadka 2024 ee soo socda haddii ALLE qadaro.

Sidoo waxa lagu gorfeeyay sidii kor loogu qaadilahaa adeegyada loo qabto dadka qaxoontiga ah ee ku sugan dalka iyo hawl socodsiinta caqabadaha jira.