Kulankaasi waxa furay taliyaha Ciidanka booliska JSL, Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), waxaana warbixino lagaga dhagaystay hoggaamada ,taliye qaybeedada iyo kuwa Saldhigyada . Waxaan si qoto-dheer loogaga hadlay xaaladda amni ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa shaqooyinka muhiimaka ah ee Ciidanka Boolisku dalka u hayaan.
Gaba-gabadii waxa laga soo saaray qodobo muhiima oo lagu xoojinaayo xaaladda Amni ee dalka