Hambalyada curashada sannadka cusub ee Islaamiga ah

Bahda Bandhige waxay akhristeyaashooda u soo gudbinayaa hambalyada sannadka Islaamiga ah ee Hijriyada- 1437 oo curtay maanta oo ay taariikhda miilaadigu tahay 14.10.2015.

Bahda Bandhige waxa ay shacbiga Somaliland iyo dunida Muslimka ahba uga baryayaan in uu noqda sannadkii lagu badhaadho ee horseeda Barwaaqo iyo Nabadgalyo taam ah.