Hay’ada Dhawrista Tayada ,JSL ee Gobolka Togdheer ayaa baadhis ka samaysay qaar ka mida Hangarada….

Burco Khamiis 07-12-2023, Hay’ada Dhawrista Tayada ,JSL ee Gobolka Togdheer ayaa baadhis ka samaysay qaar ka mida Hangarada waa weyn ee lagu kaydiyo cuntada ee ku yaala Magaalada Burco.

Hawlgalkan Baadhista ah ayaa socon doona toddobaadyada soo socda lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska hay’adda dhawrista tayada Somaliland.