Imtixaanka Macalimiinta Ku meel-gaadhka ah.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Dr Axmed Aadan Buuxane oo ay weheliyaan gudoomiyaha Hayโ€™adda shaqaalaha, Badhasaabka iyo maayir ku xigeenka gobolka Saaxil ayaa magaalada Berbera ka furay imtixaanka macalimiinta ku meelgaadhka ah eek a hawl gala gobolkaas.

Macalimiintan oo tiradoodu dhamayd 201 macalin ayaa u fadhiistay imtixaanka, waxaana ay ka kala yimaadeen dhamaanba gobolka Saaxil deegaanada hoos yimaada.

 

Xigasho:Somalilandย  New agency

Bandhige@gmail.com