Jabuuti oo ka hadashay xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse

Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye oo u warramay Telefishanka Star ayaa soo dhaweeyey xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxweyne Muuse Biixi.

Safiirku wuxu sidoo kale ka warbixiyey weftigii Jabuuti ee ka soo qayb-galay caleema-saarkii Madaxweynaha Somaliland iyo xidhiidhka u dhaxeeya Somaliland iyo Jabuuti.

Hoos ka daawo muuqaalka waraysiga safiirka Jabuuti.