Kiiniya: Weerar lagu qaaday Banki ku yaalla Mandheera

 

Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kiiniya ayaa waxay sheegayaan in xalay weerar lagu qaaday Banki ku yaalla magaalada Mandheera.

Weerarka ayaa lagu dilay hal qof oo la sheegay in uu ahaa askari ka tirsan ciidamada keydka ee Kiiniya oo bankigaasi ilaalo ka ahaa.

Weerarka ayaa waxaa la tuhunsan yahay in ay ka dambeeyeen maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha dalka Kiiniya.

Weerarka ayaa imanay xilli bandow saaran tahay magaalada Mandhera habeenkii, oo dhowr mar ya ka dhaceen weeraro ay fulisay kooxda Al-Shabaab,

bandhige@gmail.com