Kulanka waddamada G20 ee  ka furmay Turkiga oo ay hadheeyeen hadal-haynta weeraradii Paris

Kulanka wadamada ku bahoobay G20 ee ka dhacaya dalka Turkiga ayaa waxa hadheeyey weeraradii ka dhacay Paris, kuwaas oo madaxda waddamada G20 ay baddankooda ka wada hadleen weeraradaas oo ku baaqay in ay garab taagan yihiin.

Madaxweyne Obama ayaa waxa uu sheegay in dalkiisu uu barbar taagan yahay Faransiiska. Waxaanu

Sidoo kalena Madaxweyne Erdogan ayaa dhankiisa sheegay in isbahaysiga la dagaalamaya kooxda Daacish ay dib u eegis ku samaynayaan talaabooyinka ay qaadayaan. Sidoo kalena waxa uu fariin adag u diray kooxaha argagaxisada.

Madaxweyne Obama iyo boqor Salmaan ayaa la filayaa in ay ka wadahadlaan sidii loo joojin lahaa dagaalka Suuriya.

bandhige@gmail.com