Laba Dhacdo Iyo Sayidka W/Q: Cali Cabdi Coomay

= Sayidka ayaa sannadkii 1899-kii dil maxkamad laโ€™aan ah oo deldalaad ah ku fuliyey Garaad Cali Garaad Maxamuud, Garaadkii guud ee Dhulbahante. Markii sababta la suโ€™aalayna wuxuu ku jawaabay โ€œ wallee laba baarqab nugaal kama wada talisoโ€. Tixraac: Tiirka Colaadda (2005)โ€ฆ..C/qadir Aroma.

= Sayid Maxamed Cabdille Xasan ayaa lagu yidhi maxaa jebiyey cududii ciidankaaga? markaasuu yidhi” saddex ayaan ku jabay”.

= Talo Dhulbahante

= Tookh Ogaadeen

= Tasayn Isaaq

Tixraac: Raadadkii Sayidka (1990)…….Prof. Cumar Sayid Xuseen.