Maamulka Sare ee Shirkada Prime waxay beeniyeen warar been abuur ah oo dhawaan warbaahinta lagu baahiyey

 

Maamulka Sare ee shirkada Prime ayaa waxaa ay si cad u beeniyeen warar been abuur ah oo dhawaan warbaahinta lagu baahiyey.

Shirkada ayaa waxaa ay sheegtay in shaqadii ay ka joojiyeen nin wakiil uga ahaan jiray Somaliland oo lagu magacaaboย Maxamed Xasan Ismaciil taarikhdu markey aheydย 08.02.2017isla markaana dacwada kiiskooda ay baadhis ku wado xarunta danbi baadhista Somaliland.

Wararkan ayaa waxay shirkadu ku beenisay war-saxaafadeed ka soo baxay oo u dhignaa sida tan:

bandhige@gmail.com