Munaasibad Tababarย loogu furayey Dufcadii 4-aad ee Ciidanka Dab-Damiska Somaliland gaar ahaana Magaalooyinka Burco iyo Wajaale ayaa maanta lagu qabtey Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Dab-damiska qaranka Somaliland ee Magaalada Hargeysa.
Xafladan ayaa waxaa ka sooo qayb galey Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirul Dowlaha Amniga ee ย Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, Wasiir -Ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Jaamac Cabdilaahi Biin,Taliyaha Ciidanka Dab-Damiska Somaliland Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili, Taliye ku xigeenka ciidanka dabdemiska Cabdixamiid Faarax Iidle ,Agaasimaha Fulinta Cabdiqaadir Cumar Xaashi, iyo xubno ka mida guddida sare ee ciidanka dabdemiska qaranka Somaliland/
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
bandhige@gmail.comย