Mac-hadka Shaqaalaha Dawlada ayaa ka war-bixiyay Waxbarashada Heerka Kowaad iyo Labaad ee Mac-hadkaasi bixiyo iyo xiliga ay bilaabmayso isdiiwan gelintu.