Samsam Diiriye Suudi (Samsam-Waddani) oo ahayd xoghayaha abaabulka iyo wacyigalinta Xisbiga Waddani ee gobolka Maroodi-jeex ayaa waxay sheegtay in ay gebi ahaanba iska casishay xilkii iyo xubinnimadii ay ka haysay xisbigaasi.
Warka oo iscasilaada oo dhammaystirana ka daawo halkan:
https://www.youtube.com/watch?v=iXJxXkMuagc