Madaxweyne-ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ahna ku simaha madaxweynaha, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Abaaraha ayaa lacag dhan $50,000 oo doolar ka guddoomay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ay ugu deeqday bahda waxbarashadu in wax lagaga qabto abaaraha,
Lacagtan ayaa waxa iska soo ururiyeen Ardayda Dugsiyada Dawladda waxka bartaa.
Maaha markii ugu horeysay ardaydu lacag ugu deeqaan guddiga abaaraha.