Madaxweyne Ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay Shirwaynaha Isbedelka Cimiladda Somaliland oo ka dhacay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.