Madaxweyne-ku-xigeenka oo gurigiisa ku booqday Xaaji Cabdi Waraabe

????????????????????????????????????

Madaxweyne-ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa ku booqday gurigiisa Xaaji Cabdikariin Xuseen “Cabdi waraabe” intaan loo qaadin dalka Itoobiya shalay galab, Xaaji Cabdi Waraabe ayaa maalmihii u danbeeyey xanuun u jiifay gurigiisa.

Xaaji Cabdi Waraabe ayaa xildhibaanka Golaha Guurtida ugu da’ weyn.

Madaxweyne-ku-xigeenku waxa uu xaajiga Alle uga baryey in uu caafimaadkiisi u soo celiyo xanuunka hayana ka dulqaado, insha allaa isaga oo caafimaad qabana uu dalka ku soo celiyo.

bandhige@gmail.com