Madaxweyne Siilaanyo oo salaaddii ciidda ku tukaday masjid-Jaamaca weyn ee Hargeysa

????????????????????????????????????

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta salaadda Ciidal-Adxa awgeed la ciiday shacbi-weynaha reer Somaliland  oo uu kula tukaday Masjid-Jaamaca weyn ee Hargeysa.

Salaadda kadibna waxa uu madaxweynuhu shacbiga ku qaabiley qasriga madaxtooyada oo ay bulshada qaybeheeda kala duwani salaan madaxweynaha ku soo gacan-qaadeen.  slaan gacanqaada madaxweynaha ku soo salaameen.

Munaasibadda ciidda ayaa guud ahaa si weyn looga ciiday Somaliland, taasi oo carruur iyo cirroolabe ay ka muuqatay rayn-rayn badani.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

bandhige@gmail.com