Way ahaataye maanta, si wanaagsan u ciida!

Bahda Bandhige waxay dadweynaha Somaliland iyo guud ahaan dadweynaha muslimiinta u rajaynayaa ciid aad u farxad badan oo lagu badhaadho. Ciiddan teeda dhammaanteen innaga oo faraxsan Alle ha inna gaadhsiiyo.

Hoos ka daawada oo nagula ciida heestii qiimaha badnayd ee Cabdillaahi Qarshe… Alla maanta ayaanka, iyo ciidda wanaagsan, Ilaahii inna siiyey isagaa ku abaal leh, way ahaataye maanta, si wanaagsan u ciida1

 

Bandhige@gmail.com