Madaxweyne Siilaanyo waxa uu salaadda Ciidal-Fidriga kula tukaday masjid-Jaamaca weyn kumanaan ka mida dadweynaha Hargeysa

????????????????????????????????????

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu salaada Cidal Fidriga kula tukaday masjid Jaamaca weyn kumanaan ka mida dadweynaha Hargeysa.

Madaxweyne Siilaanyo oo dadweynaha la hadlay salaada ka dibna waxa uu shacbiga iyo ummadda islaamka ugu duceeyey in sanadkan sanadkiisa ay ku gaadhaan bash-bash barwaaqo iyo  nabadqab, inta xanuunada u jiifta ka dulqaado oo uu ugu bedelo caafimaad taama.

Salaada ka dibna waxa uu madaxweynuhu qasriga madaxtooyada ku qaabiley bulshada qaybaheeda kala duwan haday tahay ciroole iyo carruurba.

Guud magaalada Hargeysta si balaadhan looga oogay salaada ciidal Fidriga.

bandhige@gmail.com