Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md Cali Axmed Cali iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa saaka safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta.
Safarkan ayaa waxa uu daaran yahay mid gaar uu Madaxweyne Siilaanyo ugu ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta.
bandhige@gmail.com