Mitid Falastiini ah oo askari Israa’iili ah ku tooriyeeyey Daanta Galbeed

Weerarada ay mintidiinta reer Falastiin ku beegsanayaa ciidamada Israa’iil ayaa isa soo tarayey baryahan dambe, iyaga oo Falastiiniyiintu ku weeraraan ciidama Israa’iil midiyo.

Nin ku hubaysan midi ayaa waxa uu ku weeraray askari ka tirsan ciidamada Israa’iil, askarigaas oo dhaawacmay, halka ninkii weerarka gaystayna ay dileen ciimadu.

Sidoo kale waxa lagu soo wararka laga helayo shaqaalaha caafimaadka ayaa sheegay in nin u dhashay Israa’iil isagana gaadhi lagu jiidhsiiyey daanta galbeed uu dhintay dhawaacaas ka soo gaadhay gaadhiga.

bandhige@gmail.com