Mo Farah oo sannadkii labaad ku guulaystay orodka waqooyiga weyn

Ciyaaryahanka caanka ah ee Mo Faarax ayaa sannadkii labaad ku guulaystay orodka waqooyiga weyn, isagoo tartan adag la galay ciyaartoyga weyn ee reer Kiiniya Stanley Biwott.

Mo Farah oo haysta koobka shanta kun iyo tobanka kun ee mitir ee adduunka ayaa ku orday 59 daqiiqo iyo 22 sakan,

Waxaanu dhigay rikoodh ugu horeeyey ee qof Ingiriis ka galo tartankan.

bandhige@gmail.com