Murashaxa Madaxweynaha Waddani wuxu xadhiga ka jaray Xafiiska Ururka Dhallinyarada Tala-wadaag ee Degmada Gacan-Libaax oo ku soo biiray

 

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ay wehelinayaan saraakiisha heer iyo weli ba kuwa heer qaran ee Xisbigaasi, ayaa xadhiga ka soo jaray xafiiska dhallinyarada Tal-wadaag ee xaafadda degmada Gacan-Libaax, gaar ahaan xaafadda New Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=sLARZ4ZXMes&feature=youtu.be

bandhige@gmail.com