Muxaadiro: Qisadii wadaadkii habaarkii hooyadii ku dhacay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.22aad

 

Marka hore intiinii la socotay iyo intiinii sii fidisay aad iyo aad ayaad u mahdasan tihiin. Alle ajar badan ha idin ka siiyo daawashadiina iyo fidintiisaba.

Waa barmaamijkuu ugu danbeeyay waxa aan kaga hadlayaa qiso muhiim ah oo ina tusaysa xaqa uu waalidku inagu leeyahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com