Natiijooyinkii ciyaarihii shalay iyo kuwa maanta

Kulamadii shalay iyo xalay la ciyaaray kooxaha  Isbaanishka, Talyaaniga iyo Ingiriiska ayaa waxay kala ahaayeen:

Kooxda weyn ee Real-Madrid oo ay guriyeega ku dubatay kooxda Aelthico Madrid oo hal gool kaga badisay.

Maanta waxay kooxda weyn ee Barcelona la ciyaari doontaa kooxda Sevilla.

Dhanka kale waxa Ingiriiska waxa dheeli doonna kooxaha Manchester City iyo Liverpool oo kala qaadaya koob Capital One .

Sidooo waxa loolan adagi dhex mari doonaa kooxaha Manchester United iyo Arsenal.

Talyaaniga waxa ciyaari doona kooxaha Juventus iyo Inter Milan.

 

bandhige@gmail.com