Qaramada Midoobay waxay u saartay guddi baadhitaan ku samaysa xadgudubyadii ka dhacay Suuriya

Golaha guud ee qaramada Midoobey ayaa u codeeyay in la aasaaso guddi ka shaqeeya sidii loo dacweyn lahaa shaqsiyaadka xadgudubka ka geystay Suuriya.

Guddiga wuxuu ururinayaa cadeymo muujinaya xadgudubyada ugu daran ee dhacay intuu socday dagaalka Suuriya.

Arrintan oo si aan caadi ahayn loogu codeeyay waxay diidmo kala kulmeysaa Suuriya iyo dalalka xulafada la ah sida Ruushka.

bandhige@gmail.com