Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talogalnay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.
Been abuurkii munaafiqiinta ee xaaskii Nabiga (Salalahu Calyhi wa salam) ee Caa’isha waxa ay ahayd dhacdo khatarteeda leh oo soo martay taariikhda Muslimiinta. Dhacdadaas ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 19 aad ee barmaamijyada qisooyinka Qur’aanka.
Halkan ka daawo qaybtii sagaal iyo tobnaad, daawasho wacan: