Rayiisleyaashii Hargeysa ayaa mashquul ah kadib olole timaha lagaga jarayo dhallinyarada

Booliiska Somaliland ayaa bilaabay in ay qabtaan isla markaana khasab kaga xiiraan dhallinyarada timahoodu kala dheer yahay. Hoos ka daawo warbixin uu diyaariyey telefishanka Horn Cable TV oo soo bandhigtay sida ay rayiisleyaashu u mashquuleen.