Sababaha dhalin kara dagaal saddexaad oo Dunida ka dhaca

 

In badan oo dadweynaha dunida ka mid ah ayaa aaminsan in caalamkeenu uu khatar ugu jiro dhicitaanka dagaalweyne sadexaad oo khasaarihiisu in uu ka bato mooyaane aanu ka yaraan doonin kii dagaalweynayaashii koowaad iyo labaad ee dunida. Haddaba sidee ayuu dagaalkaasi ku bilaaban karaa? Sidee baase khilaafaadka siyaasadeed iyo ka caqiido ee xiligan jiraa uu isugu beddeli karaa khilaaf caalami ah?.

Barnaamijkan Xogta Dahsoon: Halkan hoose ka daawo jawaabaha suโ€™aalahaasi:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com