Sahra Halgan oo ka warbixisay taariikh faneedkeed iyo kulamo caalamiya oo ka qayb gashay

Fanaanada ee reer Somaliland  Sahro Axmed Maxamuud “Sahro Halgan” oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arrimo badan oo ay ka mid yihiin, taariikh nololeedkeeda, kulamo faneed ay ka qayb gashay iyo kaalintii ay ku lahay halgankii SNM.

Sidoo kale waxay kaga hadashay waraysigan xidhiidhka ay la leedahay dhallinyarada gaar ahaan dhinaca baraha bulshada kuwada xidhiidho.

Dhanka kale waxay ka hadashay arrimaha siyaasada gaar ahaan arrimaha siyaasada iyo gooni isu0-taaga Somaliland.

Sidoo kale waxay Sahra ka warbixisay xarunta Hiddo Dhawr sababihii loo aasaasay iyo arrimaha siyaasada ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo wareysigan oo dhamaystiran:

 

bandhige@gmail.com