Sheikh Said Ali: Qisadii xaafidkii Axaadiista Rasuulka 

 

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xasuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’iidaysn karno haddii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sannadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mid ah qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 4aad ee barmaamijyadaas.

Halkana hoose ka daawo muxaadirada oo dhammaystiran: 

bandhige@gmail.com