Soonka iyo Xanuunka Macaanka: Dr. Cabdikariim Daahir Xasan

Dr.ย  Cabdikariim Daahir Xasan oo ku taskhasusay cudurka macaanka iyo xanuunnad la xidhiidha ayaa si wanaagsan u faahfaahinaya saamaynta uu soonku ku yeelan karo qofka macaanka qaba iyo sida loo baahan yahay in uu u dhaqmo qofka macaanka qabaa wakhtiga uu sooman yahay. Hoos ka daawo isagoo u warrama True Cable TV. Ka faa’iidaysi wacan.