Sooyaalka biyo-mareenka Togdheer iyo caqabadaha hor taagan

Maxamed Xasan Diiriye “Maxamed-Jookar” ayaa warbixin ka diyaariyey biyo-mareenka Togdheer, caqabadaha hor taagahan, iyo fursadaha bulshad uga bannaan haddii laga sameeyo biyo-xidheeno. Hoos ka daawa warbixinta oo muuqaal ah.