“Subeer Awal musharax maaha ee Muuse ayaa musharaxa ah, Muuse iyo Reer Awdalana way is garanayaan Habar Cafaana laba jeer ayaa soo sharaxee ee abaalkii soo celiya” Eng. Faysal Cali Waraabe

 

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka qayb galay caleemo saarka Suldaan Axmed-ciid Suldaan Muuse Jaamac Goodaad ayaa waxa uu ka jeediyey khudbad taabanaysa dhinacyo oo ay ka mid yihiin dhaqanka, siyaasada iyo dardaaran uu soo jeediyey Suldaan Axmed-ciid.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com