Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin oo u tartamayey Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilad ayaa wuxu sheegay in doorashadii Golaha ka dhacday ay ahyd mid afduub u dhacday

 

Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin oo u tartamayey Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilad ayaa wuxu sheegay in doorashadii Golaha ka dhacday ay ahyd mid afduub u dhacday.

Doorashada Golaha wakiilada ayaa waxa lagu doortay Guddoomiye-ku-xigeeka koowaad ee Golaha Wakiilada Axmed-yaasin Sh. Cali Ayaanle.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com