Shuruucda Sucuudiga oo ahaa sannadihii aynu soo dhaafnay ayaa waxa sannadka ka qayb galay markii horey taariikhda Sucuudiga oo ay gabadh ka mid haweenka tartamay ay ka guulaysatay 7 rag ah.
Guddiga doorashada boqortooyada Sucuudiga ayaa waxay ku dhawaaqeen in Salma bint Hizab al-Oteibi ay ku guuleystay kursi gollaha dawladda hoose ee gobolka Maka, iyadoo ka guulaysatay 7 rag ah iyo qof dumar ah.
Doorashadan ayaa waxa ka qaybv galay ku dhowaad kun dumar ย ah iyo lix kun ย oo rag ah.
Doorashadan ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee ay dumarku codeeyaab, lana doorto, wali waxa la filayaa in natiijooyinka kale oo baxaan wakhtiyada dambe oo maanta ah.