Tababar ku saabsan shareecada islaamka oo laga furay Berbera ย 

Guddida Dacawada Al kheeyri ayaa Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ka Daah Furay Tababar lagu Barnaayo Culuumta kala duwan ee shareecada Diinta Islaamka.

Tababarkaan oo socnaaya muddo afar maalin ah waxa ka qayb galay 12 Macalin oo ka kala yimid tulooyinka hoos yimaada magaalada Berbera iyo isuโ€™duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Gobalka Saaaxil.