Waxa shalay si rasmi u bilaabmay tartanka horyaalka kubadda cagta Ingiriiska oo ay ka qayb galayaan labaatan kooxood.
Waxa sannadkan ku cusub tartanka horyaalka kubbadda cagta Ingiriiska saddex ka soo baxay tartanka heerka labaad ee tartanka Ingiriiska oo kala ah Bournemouth, Watford iyo Norwich City.
Saddexdan kooxeed ee hadda ku soo biiray ayaa waxay beddelayaan saddexdii kooxeed ee ugu hooseyay sannadkii hore tartanka horyaalka Ingiriiska kuwaas oo kale ahaa Burnley, Queens Park Rangers iyo Hull City
Kooxaha ka qayb galaya sannadkan tartanka horyaalka Ingiriisku waxay kale yihiin:
- Arsenal
- Aston Villa
- Bournemouth
- Chelsea
- Crystal place
- Everton
- Leicester city
- Liverpool
- Manchester City
- Manchester United
- Newcastle United
- Norwich City
- Southampton
- Stoke City
- Sunderland
- Swansea City
- Tottenham Hostpur
- Watford
- West Bromwich Albion
- West Ham United
Natiijada kulammadii ugu horeeyey tartanka horyaalka Ingiriiska ayaa lagu kala badiyey sidan:
Manchester United 1- 0 Tottenham Hotspur
Bournemouth 0 -1 Aston Villa
Everton 2 – 2 Watford
Leicester 4 – 2 Sunderland
Norwich 1 – 3 Crystal Palace
Kulamadda maanta waxa wada ciyaari doona:
Arsenal iyo West Ham United
Newcastle United iyo Southampton
Stoke City iyo Liverpool
Waxa maalinta Isniinta waxa ciyaari doona labada kooxeed West Bromwith Albion iyo Manchester City