Turkiga: 20 qof ayaa ku dhimatay qaraxyo ka dhacay

Dalka Turkiga ayaa waxa ka dhacay laba qarax oo waaweyn oo ay ku dhinteen ku dhowaad 20 qof, qaraxyada ayaa waxay ka dhaceen meel u dhow saldhig tareenadda laga raaco magaalada Ankara.

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in qaraxyaddu dhaceen markii ay isku yimaadeen dad ka qayb galayey socdaal nabadeed.

Socdaalkan nabadda ayaa waxa soo qabanqaabiyey ururadda ganacsiga oo cambaareynayey rabshadaha iyo weeraradda Turkigu ku bartilmaameedsanayo xagjiriinta Kurdida ah. Socdaalkan nabadda ayaa waxa soo qabanqaabiyey ururadda ganacsiga .

 

bandhige@gmail.com