Waa ayo kooxda Al-Saaciduuna Bil Xaq? (Sheekh Maxamed C. Dirir)

Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa wax laga weydiiyey cidda ay yihiin kooxda Al-Saaciduuna Bil Xaq iyo waxa ay tahay ujeeddadoodu, diintu waxa ay ka qabto iyo waxa uu iyaga kula talinayo.

Hoos ka daawo jawaabta sheekha.