“Waa in la ogaadaa cidda masuulka ka ah shaybaadhka hubinta tayada shidaalka Berbera ka soo dega” Xildhibaan Obama

Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi “Obama” ayaa ku baaqay in la ogaaddo cidda dhab ahaan u maamusha shaybaadhka tayada shidaalka ka soo dega Berbera isla markaana sheegay in ay lagama-maarmaan tahay in shaybaadhka laga madax-baneeyo shirkadaha shidaalka soo dejiya. Hoos ka daawa muuqaalka warbixin uu diyaariyey telefishanka Star.