Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL ayaa maanta qabatay tobabar ku saabsan hanaanka kiisaska caruurtu maraan iyo sida loo maamulo.

Tobabarkan oo socon doona mudo laba cisho ah ayey shaqaaluhu ka faa,iidaysan doonan shaqaalaha adeega bulshada ee wasaaradda iyo hay,addaha ay khusayso arrimaha caruurta.