Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada iyo SONYO waxay wada-jir u qabteen kulanka saddex biloodka ah ee Foorama Qaranka ee shaqaalaha

 

Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada iyo SONYO waxay wada-jir u qabteen kulanka saddex biloodka ah ee Foorama Qaranka ee shaqaalaha kaasi oo ay dhinaca dhaqaalaha ka taageertay Ha’yadda Save the Children.

Kulankan ayaa waxa lagu shaaciyey shirka heer Qaran ee Shaqo-abuurka Somaliland kaasi oo la qaban doonno bilowga bisha soo socota.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com